
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo dib ugu soo laabtay Dalka ayaa la shiray qaar kamid ah Guddiga degida Hannaanka Iyo Habsami-U-Scodka Doorashooyinka Dalka.
Madaxwayne QoorQoor ayuu Guddiga kula dardarmaay inay sii wadaan shaqooyinka adeg ay hayaan, isla markaana waxaa uu xusay inay diyaar tahay gogosha wejiga 3-aad ee Shirka Magaalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply