
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Mas’uuliyiin kale.
Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka.



Leave a Reply