Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Khudbadii shalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kahor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka qayb kulankii Xubanaha Aqalka Sare Maanta ku yeesheen Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu ku xadgudbay Dastuurka, gaar ahaan awoodii Golaha Aqalka Sare ee dalk.
Leave a Reply