
Ciidamada Booliska magaalada Jowhar ayaa dad u qabqabtay dilkii wasiirkii beeraha Maamulka Hirshabeelle, Xildhibaan Cabdulqadir Karaaani oo dhawaan xilkaasi uu u magacaabay Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare kaas oo kooxo Hubaysan ku dileen Jawhar Xalay.
Leave a Reply