
Maxkamadda Gobolka baay ayaa go’aamisey xukunka dambiile loo heysto kufsi gabar 9 sano jir ah oo layiraahdo Ayni Cabdulaahi.
Maxkamada Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay u fariistay Dacwad ka dhana Dambiile Maxamed Aadan Cali 20 Jir waxayna Maxkamada ku heshay Maxamed Aadan Dambiigii lagu soo eedeyey waxayna ku xukuntay 5 sano Xarag ah.
Leave a Reply