
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib markii ay ka qayb galeen Shirkii kusoo dhamaday Caasumada Galmudug ee Sama-Reeb.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa waxuu sheegay inuu shirka ku soo dhamaaday Guul iyo doorasho waqtigeeda ku dhacdo.
Leave a Reply