Kulan ay ka qayb galeen Waxagarad, dhalinyaro, siyaasyiin iyo haween ayaa waxaa lagu qabtay Deegaanka Miiracad ee Duleedka Magaalada Dhuusmareeb.
Shirkaan oo gogal xaar u ah Shirar kale oo lagu goobayo Midnimada Cayr ayaa waxgaradkii ka hadlay waxay ku baaqeen in laga shaqeeyo Midnimada lana joojiyo Colaada iyo dilalka qorshaysan.
Xildhibaan Mursal Shiiq Maxamedd Xeefow oo horay u ahaa afhayeenkii Shiiq shaakir hadana ka mida Xildhibaanada galmudug gaar ahaan garabka ahlusuna ayaa sheegay Dowladnimada Galmudug ee intaan oo cayr ah wax kawadin ma soconkarto.
Leave a Reply