War-saxafadeed ka soo baxay maamulka Gobalka Gedo ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuuramareeb 3 kaas oo ay ka qayb galeen Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada Hirshabeele, Koonfurgalbeed, Galmudug iyo gobolka Banaadir.
Madaxwaynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa ka horyimid qodobadii kasoo baxay shirka Shirkii Dhuusmareeb 3.
Leave a Reply