
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaas.
U jeedada socdaalka guddoomiyaha Aqalka sarre ayaa ah Sidii uu Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor-qoor” ugu qancin lahaa inuusan gacan saar la lahayn Madaxwaynaasha Jubbaland iyo Galmudug.
Dhanka Kale Cabdi Xaashi ayaa doonaya inuu ka qeybgalo furitaanka Kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada Galmudug.




Leave a Reply