Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ee Waqtigooda uu dhamaaday ayaa Teegeeray go’aankii ka soo baxay Madaxwaynaha hirshabeele kaas oo ahaa In la aado Doorashadda Baarlamaanka 2aad ee Maamulka Hirshabelle.
Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawan waxuu magaacabay Gudiga qaban qaabada Doorashada Xildhibaanada Hirshabeele.
Leave a Reply