
Shacabka Muqdisho ayaa saaka kusoo waa bariisray xirnaashaha waddooyinka ugu Muhiimsanaa Magaalada Muqdisho waxaana xiran waddooyinka ugu waa weyn Magaalada muqdisho ee ay sida joogtada ah u isticmaalaan Bulshadu.
Xirnaanshaha Wadooyinkaan ayaa lagu sheegay inay maanta imaanayaan magaalada Muqdisho Madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland.
Leave a Reply