![ciidan ciidan](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/09/ciidan.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Dowlada Ingiriiska ayaa Gadiid Ciidan oo Kala Duwan waxay ugu Deeqdey Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed oo xaruntooda tahay Magaalada Baydhabo.
Dowlada Ingiriiska ayaa horay waxay u toobabartay Ciidamo kala duwan kuwaas oo kamid Noqonday Ciidamada ka hawgala Maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed.
Leave a Reply