![Xidig madoobe](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/05/Xidig.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxuu dhaliil u Jeediyey Xildhibaan xidig waxuuna ku tilmaamay Sadex Kaarle shalay Tikree u shaqeynayay oo Jaajuus u ahaa, maanta waxaa uu u shaqeynayaa Imaaraad iyo Kenyaati.
Leave a Reply