Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirka wadatashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada KGS.
Madaxwaynaha Galmudug ayaa sheegay Deni iyo Axmed Madoobe inaysan sheegin wax ay doonayaan iyo waxa ka Maqan.
Leave a Reply