
Madaxweynaha Maamulka Galmudug,Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midawga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden & Midawga Afrika.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyosidii loo dhammeystiri lahaa hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb[3] si dalka ay uga dhacdo doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku qabsoonta.
Kulanka oo qaatay saacado ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo guul.


Leave a Reply