Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiiq, halkaasoo uu kulan kula qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka.
Kulankan ayaa looga hadllay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, iyosidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb [3].
Leave a Reply