![hormuud hormuud](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/09/hormuud.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Shirkada Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud ka hirgalisay Dhismo cusub oo dabaq ah.
Shirkada Hormuud ayaa Dhismaahan Cusub u isticmaalaysa Xaafiiskeeda Cusub ee Magaalada Caabudwaaq waana Dhismo ka kooban Sadex Dabaq.
Hormuud ayaa noqonaysa Shirkidii ugu horaysay ee Dhismo noocaas ah ka hirgalisay Magaalada Caabudwaaq.
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/09/hormud.jpg?resize=675%2C450&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/09/hormuud2-1.jpg?resize=675%2C450&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/09/hormuuud.jpg?resize=603%2C450&ssl=1)
Leave a Reply