Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo howla shaqo ujooga Magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare oo Booqasho iyo Salaan ugu yimid.
labada Madaxwayne ayaa kawada hadlay shitka dhawaan ka furmaya Muqdisho ee u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya
Leave a Reply