Sawiro:Barlamaanka Soomaliya oo kulan uga Socdo Muqdisho

barlaman

Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Ajendaha kulan maanta ayaa ah akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda,iyadoo ay kulan soo xaadireen 147 mudane.

Kulanak ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiye ku xigeennada koowaad iyo labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo Mudane Mahad Cabdalle Cawad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.