Maxkamadda Ciidamada ayaa kiis Ciqaabeed ku soo gabagabeysay degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo.
Maxkamada Ciidamada ayaa waxay dhageysatay dacwad loo haysto Shan ASkari oo lagu eedeeyey inay dileen Saciid Cali Mursal waxaana ku dhaawacmay Maxamed Cabdi Aadan oo kawada tirsanaayeen Ciidanka Boliiska.
Leave a Reply