Maamulka gobolka Banaadir ayaa hey’ada U.N-ka u qaabilsan socdaalka aduunka ee I.O.M kala wareegay dhismaha xarun loogu talagalay in loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo noqday.
Xaruntaan ayaa ah midii ugu horeysay ee laga hirgaliyo Muqdisho waxaana loogu adeegi doono dadka socotada ah.
Leave a Reply