![saadaq saadaq](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2020/02/saadiq.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Sii haayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Waraa ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha rayidka dowladda ay waajib ku tahay ka qeyb-galka barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.
Leave a Reply