Shirkii Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

Farmaajo

Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay Shirkii u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Shirka waxaa uu daba socdaa Shirkii Dhuusamareeb 3, waxaana looga hadlayaa dhameystirka Hanaanka Doorashooyinka Qaranka.

Shirka Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa dhowr jeer oo hore baaqday.

Inta uu shirka socdo ayaa waxaa looga hadl doonaa Arrimo la xiriira doorashooyinka dalka, si go’aan rasmi ah looga gaaro lana qabto doorasho la isku raacsan yahay maadaama muddo xileedka Hay’adaha dowladda uu dhamaad yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.