Kulan lagu qabtay magaalada oo qaban qaabiyeen Golaha sare ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa ay Culimmada si kulul uga hadleen sharciga Jinsiga oo dhawaan Golaha Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diideen in laga doodo.
Xeerka Jinsiga ayaa waxaa Barlamaanka Soomaliya Horgeysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin waxaana soo ansixiyey Golaha wasiirada Soomaliya.
Leave a Reply