Barasaabkii Hore ee Gobolka Gedo oo lagu aasay Baladxaawo

iris

Dagmada balad Xaawo Waxaa Maanta Lagu Aasey Allaha unaxariistee Barasaabkii hore ee gobolka Gedo Xiligi dowladii kacaanka Marxuum Maxamed Cabdi nuur (iris)

Barasaabka ayaa ku geeriyoodey habeenadi Xalay ahayd Magalada Nairobi Isagoona Maydka Marxuumka Laga Soo dajiyey Garoonka diyaaradaha ee magalada Mandhera waxaana lagu aasay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Aaska Marxuumka ayaa waxaa Kasoo qayb galay barasaabka gobolka gedo Macalimu, Taliyaha Xasilinta gobolka iyo taliyaha Ciidanada Xooga qaybta gobolka gedo janaraal Sanka, Maamulka Baladxaawo iyo qaybaha Bulshada Degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.