
Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi wayeel) oo ay wehlinayaan masuliyiin katirsan wasarada ayaa maanta magalada Caabudwaaq kulan kula qatay xubnaha kala duwan ee mamulka Dagmada Caabudwaaq.
Leave a Reply