
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi M. Gulaid ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka, mudane Maxamed Xuseen Rooble
Labo Maalin kahor bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Faraamjo uu Ra’iisalwasaare u Magacaabay Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Leave a Reply