Maamulka Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro ku socda milkiilayaasha Guryaha iyo Hoteelada ku yaalla Caasimada Hirshabeele si loo sugo amniga Magaalada.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa waxaa dhammaan milkiilayaasha Guryaha Jowhar lagu amray inay diiwaan geliyaan dadka kirada ugu jira Guryahooda ama kuwo laga kireynayo.
Leave a Reply