Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa qarka u saaran in mooshin lagu rido kadib markii Qilaafkii u dhaxeeyey isaga iyo Xubanaha Barlamaanka galmudug cirka isku shareeray.
Madaxtooyada Galmudug ayaa ka aamusan waxa ka socda Gollaha barlamaanka Galmudug waxaana soo baxaya tuhun ah in Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor uu ku lug leeyahay qilaafka ka dhex jira Baarlamaanka.
Leave a Reply