Madaxweynayaasha Jubaland, Galmudug, Puntland, Hirshabeele iyo Koonfurgalbeed ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay kulan ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah Federaalka iyo Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka DFS, kaasi oo looga Soo afjarada Xillaafkii u dhaxeeyey Labada Aqal.
Leave a Reply