Deni ooo kulankiisi u dambeeyey la qaatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulankiisii u dambeeyey la qaataay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” kadib intuusan ku laaban Puntland.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ku bogaadiyey doorkii muhimka ahaa ee uu ka qaatay in la go’aamiyo doorashada dalka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay maamulka Gobolka Banaadir iyo Dadweynaha Muqdisho soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.