
Ciidamada Kenya ayaa Dilal joogta ah waxay ka gaystaan Gobolka gedo kii ugu dambeeyeyna waxuu ka dhacay Degaanka Yoda oo Degmada Ceelwaaq u jirta 25 KM.
Ciidamada Kenya ayaa wiil yar ku dilay Deegaanka Yoda waxay afduubteen sadex Qof kale oo shacaba Sida uu sheegay Aabihii dhalay wiilka Kenyanka ay dileen mar uu u waraamayey Wariye Mowliid Galwaaq.
Leave a Reply