
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb.Dr. Cali Saciid Faqi ayaa Ka qeyb galey xaflada furitaanka Jaamacada Baydhabo ee sanad waxbarasheedka 2020/2021-ka oo Maanta lagu qabtey Baydhabo.
Gudoomiyaha Baarlamanaka KGS ayaa boogaadiyey In dib loo furo Jaamacadda Baydhabo University.
Xalafada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro, Xildhiibano Katirsan DGKGS , Macalimiin , Ardey iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Baydhabo.


Leave a Reply