Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxtooyada Soomaliya kulan kula qaatay Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore waxuu Raali galin ka baxshay qoraalo uu horay usoo dhigay bartiisa facebooga ee ahayd inuu madaxwayne Farmaajo Magacaabayo Ra’iisalwasaare Magackuyaal ah, Damac siyaasi lahayn, oo Bani’aadam ahayn.
Dhanka kale Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Madaxwayne Farmaajo uga mahadceliyey Magacaabista Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen rooble.
Ugu dambayntii kulankii Ra’iisalwasaare Rooble iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxuu kusoo dhamaaday is fahan.
Leave a Reply