Qaar kamida Xildhibaanda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamada Kenya ku eedeeyay weerar lagu dilay dad xoola dhaqato ah oo ka dhacay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Xildhibaaanada kala ah Daahir Amiin Jeesow, Faarax Xasan, Xaashim Nuur Aadan iyo Maxamuud Cali Magan oo ka tirsaN Barlamaanka Soomaliya ayaa waxay ka warbixiyeen Dad shacaba oo Ciidamada Kenya ku dileen tuulada Yoda oo u dhaxaysa Dhamase iyo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Leave a Reply