Shacabka Degmada Ceelwaaq ayaa waxay soo bandhigeen dad shacaba oo ciidamada kenya ku laayeen Gobolka gobolka iyo juwa ay afduubteen.
Dadkaan ay xasuuqeen Ciidamada Kenya ayaa dhamaantood ah dad Xoolo dhaqato ah mana ahan markii ugu horeysay ee Ciidamada kenya xasuuq ka geystaan Gedo.
Leave a Reply