Wareegto kasoo baxday Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu magaacabay Guddi baaro Dil shacab loogu gaystay Deegaanada Yado oo hoos tagta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Gudigaan oo ka koobaan Shan Xubnood ayaa waxaa hogaaminaaya wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirishiid Janan.
Leave a Reply