
Magaalada Garbahaaray ee Gobolka gedo ayaa waxaa ka dhacay Bananbax ay ka qayb qaateen dad aad u tira badan kuwaas oo ka qiiraysan Dilkii foosha xumaa ee Ciidamada Kenya ka gaysteen Deegaan Yodda oo hoos tagta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
dibad baxyadaan oo u badnaa Haween ayaa waxay ku hubaysanayeen Qoryo, Tooray, Faasas iyo Midiyo ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka dhana Ciidamada kenya iyo Axmed Madoobe.
Leave a Reply