
Barlamanaaka soomaliya ayaa Maanta kulan ku leh xaruntooada magaalada Muqdisho ajendaha kulankooda ayaa ah aqrinta kowaadHindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adadda Diiwaangelinta Dadweynaha & Bixinta Aqoonsiga iyo Aqrinta 1-aad Hindise Sharciyeedka Qaxootiga.
Golaha Shacabka ayaa waxaa hortagaya Guddiyada qaabilsan labada Ajende ee fadhigooda maanta loo xulay si ay sharaxaad guud u siiyaan Xildhibaannada Aqalka .
Golaha Shacabka ayaa ku guda jira kulamadii ugu dambeeyay ee Kalfadhiga ugu dambeeyo mddo xileedkooda 4-ta sano ah, waxaana bisha Nofeember dalka uu aadayaa doorashada Baarlamaanka oo hordhac u ah dhismaha Dowladda qaadaneysa afarta sano ee soo socota
Leave a Reply