Shacabka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka dhiidhiyay xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobalka Gedo.
Bananbaxaan oo ahaa mid aad uwayn ayaa waxaa ka qayb Galay maamulka Degmooyinka Caabudwaaq iyo dhabad iyo qaybaha Bulshada degmada caabudwaaq.
Leave a Reply