Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

cwgudoomiye

Daawo:Bananbax looga Soo horjeedo Kenya oo ka dhacay Caabudwaaq

28th September 2020 admin 0

Shacabka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka dhiidhiyay xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobalka Gedo. Bananbaxaan oo ahaa mid aad […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirrada Caalamka u fadhiya Soomaaliya

28th September 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, […]

cumarfislh

Sawiro:Cumar Filish oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub

28th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya […]

barlaam

Barlamaanka Soomaliya oo ka doodaya Sharciga Qaxootiga

28th September 2020 admin 0

Barlamanaaka soomaliya ayaa Maanta kulan ku leh xaruntooada magaalada Muqdisho ajendaha kulankooda ayaa ah aqrinta kowaadHindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adadda Diiwaangelinta Dadweynaha & Bixinta Aqoonsiga iyo […]

axmedmadoobe

Bananbax looga Soo Kenya iyo Axmed madoobe oo Bari ka dhacaya Caabudwaaq

27th September 2020 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa bari ka dhacaya Bananbax wayn oo loogu soo horjeedo Xasuuqa Ciidamada Kenya ka gaysteen Gobolka Gedo iyo Dulmiga […]

Farmaajo

Shacabka Sool iyo Sanaag Dhaaliil u jeediyey Farmaajo

27th September 2020 admin 1

Shacabka Gobolka Sanaag ayaa aragtidooda ka dhiibtay Su’aal Madaxweyne Farmaajo la weydiiyey Gobolada Sool iyo sanaag oo la xariirta arimaha Doorashada taas oo ka gaabsaday […]

rooble

Sawiro:Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday Heshiis Deyn cafin

27th September 2020 admin 0

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood kaas oo lagu […]

cabdi

Daawo:Xildhibaan Sheegay inay sharci Daro Tahay Xilwareejinta Ra’iisalwasare rooble

27th September 2020 admin 0

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel ayaa Sharci daro ku tilmaamay in Ra’iisul Wasaaraha Cusub uu Xilka ku Wareejiyo siihaya Xilka Ra’iisul Wasaaraha xili uu magaaladda […]

garbaaharay

Daawo:Haween ku hubeysan Qoryo iyo fallaaro oo dibadbax ka dhigay Garbahaaray

27th September 2020 admin 0

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka gedo ayaa waxaa ka dhacay Bananbax ay ka qayb qaateen dad aad u tira badan kuwaas oo ka qiiraysan Dilkii foosha […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo sheegay inuu soo dhisaayo Dowlad Tayo leh

27th September 2020 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukumadda tayo leh  oo awood uleh dar dar gelinta howlaha […]

barlaam

Sawiro:Guddiga Joogtada ee Golaha Shacab oo kulan Mahiima yeeshay

27th September 2020 admin 0

Guddiga joogtada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  ayaa maanta kulankooda sidaxaad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xaruunta guddiyada iyo guddonka golaha shacabka barlamaanka […]

hirshabeele

Sawiro:Guddiga soo xulista Barlamaanka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

27th September 2020 admin 0

Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee […]

Rooble

Ra’iisul wasaare Rooble oo Maanta Xilka la wareegay

27th September 2020 admin 0

Munaasabad uu xilka kula wareegay Ra’isul wasaaraha cusub ee xukummadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday aqalka madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaana […]

Farmaajo

Sawiro:Farmaajo oo Su’aalo laga waydiiyey arimaha dorashada iyo Sool iyo Sanaag

27th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay dadaalka […]

waxar

Daawo:Cida Ka Dambeysey Xasuuqii Iyo Dilalkii ka dhacay Ceelwaaq

26th September 2020 admin 0

Xilli ay Xaalad Murugeysan Labadaan Maalmood Ka Taagneyd Deegaanada hoos Taga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Xaaladahaas oo Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac Loo Geystey […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes