
Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa uu magacaabay Guddi Doorasho, kuwaas oo soo xuli doono qaar kamida xubnaha aqalka sarre ee Soomaaliya.
!– wp:paragraph –>
Guddiga uu magacaabay guddoomiyaha aqalka Sarre Cabdi Xaashi ayaa ka kooban 7 Xubnood, kuwaas la soconaya sida ay u dhacayaan doorashada Xildhibaannada labada Aqal ku matalaya gobolada Waqooyi .
Si qorshaha yahay xubanaha Aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa doorashadooda bilaabanaysaa 15 Oktoobar waxayna ku eg tahay 15 November sida ay sheegaaan wararka ka imaanaya Villa Soomaliya.


Leave a Reply