
Habka loo qaybiyey Goobaha lagu dooranayo Xildhibaanada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Galmudug ayaanan loo marin habka Beelaha wax u qaysadaan waxaana Tusaale u ah sida wax loogu qayb Galmudug.
Qaabka wax loogu qaybiyey Galmudug ayaa waxaa dhaliilay Bulshada kasoo jeeda Waqooyiga Galgaduud sida Degmooyinka dhabad, Balanbale iyo Caabudwaaq.

Leave a Reply