
Maxamed kaafi Adan Bishaar oo ah dhalinyaro hawl kar ah oo wax badan ka og dhamaan xaaladaha ay ku noolyihin shacabka gobolka Gedo ayaa u taagan xilka xildhibaanka Qaran.
Maxamed Kaafi ayaa u tartamaya Kursiga Sumadiisu Tahay Hop122 kaas oo doorashadiisa ka dhacayso Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
waxagaradka iyo Aqoonyahanada Gobolka Gedo ayaa isku raacay inuu Maxamed Kaafi Aadan u tartamo Xildhibaanda Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Leave a Reply