
Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Arday Gaaraysa 3,354 kuwaasi oo imtixaanka ku kala galay dhamaan xarumaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan .
Jaamacadda Umadda Faraca Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa imtixaanka ku galay 200 kuwaas oo kamid ah ardada kor ku xusan.
Leave a Reply