
Gudiga farsamada ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug u qabilsan Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Galkacyo ayaa so saaray waqtiga ay ku egtahay Qabashada arajida Musharaxiinta utartamaya Golaha Deeganka ee Dagmada Galkacyo.

Leave a Reply