hir Jara,id oo uu Maamulka Gobolka Gedo Ku Yeeshay Degmada Dolow ee Gobalka Gedo ayaa loga Hadlayey arrimaha Doorashada Xildhibaanada Gobolka Gedo taasi oo Lagu Wado Inay Ka Qabsoonto Xarunta Gobalka Gedo ee Garbahareey.
Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimu) ayaa si kulul ugu jawaabay hadalkii shalay kasoo yeeray Axmed Madoobe kaas oo ahaa Hadaanan Ciidamada Dowlada Gedo laga saarin doorasho ka dhici mayso.
Gudoomiye Macalimu ayaa sheegay Gedo inay xor tahay axmed madoobana aysan u hoos fadhin doorahsda Xildhibaanada dowlada federaalka ah.
Leave a Reply