
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta furay kulan la-tashi ah oo Wasaaraddu ay hay’adaha dawladda heer Federaal, Maamul Goballeedyada, Ganacsatada, Maal-gashadayaasha iyo Taageerayaasha Caalamiga ah ay kala sameynaysay xeer-nidaamiyahii lagu dhaqan-gelinayey sharciga shirkadaha Soomaaliya oo ay Wasaaraddu soo diyaarisay iyada oo la kaashanaysa hay’adda IFC iyo weliba xafiiska sharci-yaqaanada ee Muqdisho.












Leave a Reply