Madaxwaynaha DDS Mudane mustafe muxumed cumer oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada biyaha tamarta iyo waraabka iyo Maareeyaha guud ee wakaalada quwada korontada oo gaadhay magaalada qoriile ee degmada Danood ee gobolka doollo ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray mashruuca laydhka cad ceeda 24ka saac ee laga hirgaliyay Qoriile.
Leave a Reply