Beesha reer Garaad oo kamid ah beelaha daga Jubooyinka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay mataladaa Siyaasad ee kamaqan ayaa waxay Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu sareysa ka codsadeen inay Helaan kurisgii Xildhibaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.
Leave a Reply